Heesta Xor baa tahay - Lyrics
Xal weeyaan raali
Ahow Garoowsho
Hadaad xas moday
Xushmeenta hadad
Ka booday hadaad
Misna sii xanaaqdo
Xareeduba way
Gudhaa x2
Nabsigu xadhig buu
Sitaa xaquuqda aad
Duudsiyaysay hadaa-
Nu xiskaagu dhaadin
Xiliga maqan aanba
Dhoorno x2
Xifaaltan aduunka
Raaga xidhiidh las-
Axaa ka roonee
Xabibi xabibi xabibi
Samaan lagaadho
Miyaad xidigaha ku
Laashay x2
Adoo kaligaa xariira
Inaad xanan iimalayso
Waxad ku xadreeysay
Eedo inaan xadigaagu
Weersho xiskaygu ma
Yeelin taas x2
Xaq dhowr qofka
Ii hibeeyay hadaan
Ahay aadmi xooray
Waxan dhami xoorka
Yaalay xisaabtu dhan-
Kay u ciiri x2
Markay tahay xaajo
Qaado waxan horay
Loo xariiqin xujeenta
Ma meel marsheene
Xor baad tahay ee
Salaama x2