VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daymada indhaha - Lyrics

daymada indhaha u daraadaroo maankayga deeqdee ma daruur hilaacdoo lagu diirsadiyo dabayl caafimaadbaa dadka lama sinee ma ubax dilaacoo daymada u roonbaa DAA'IMOW ALLOW isu kaaya daa inaan dadab galnaan DAA'IMKEEN baryoon ubad daadahaynee macaan soo dadaal ha iga daahinoo aan daryeelno caashaqa
Queue is empty
-- / --