VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Afmadoobeey mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Sahra omar dhuule
Afmadoobeey

afmadoobeey ardooyy
indhayaysanidaaye

amiinoow arboow
isma gaadhi karaynee

sida ayrada geeloo

heedhe yarka heesoow

sabanaysa bulaalee

heedhe yarka heesoow

sida ayrada geeloo

heedhe yarka heesoow

ilmihii laga reebaan

heedhe yarka heesoow

sideedaan ololaaye

heedhe yarka heesoow

ganiyeey inaadeerey

heedhe yarka heesoow

waan ku guursan lahaaye

heedhe yarka heesoow

geelaa iga yaraadaye

heedhe yarka heesoow

goblan baan ka baqaaye

heedhe yarka heesoow

afmadoobeey ardooy
indhayaysanidaaye

aaminoow arboow
isma gaadhi karaynee

gacaloow gabaygaaguu

heedhe yarta heestooy

gudinaan wax jaray

heedhe yarta heestooy

gabaahiir laga guuray

heedhe yarta heestooy

muu ahaa nin golaafe

heedhe yarta heestooy

ma guuraan dhaqankeena

heedhe yarta heestooy

gaarka aan u lahayn

heedhe yarta heestooy

malaha waanad garanayne

heedhe yarta heestooy

nimaan gunyoa haynin

heedhe yarta heestooy

ima goyn karayoo

heedhe yarta heestooy

ima guursanayee

heedhe yarta heestooy

aamiinoow arbow
ism gaadhi karaynee

afmadoobeey ardooy
indhayaysanidaayee

codkii Sahra omar dhuule