VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dadyahoow - Lyrics

naf xoraan ahoo jacayl uu xiskiyo xididada waxan ahay xarun uu ku yeeshoo intuu ku xidhay meel ku xasilay halbawlaha dadyow bal nasiib xumantay waxa aan xakaariyo xanuun iyo dhib soo maray wiilkii la igu xaman jiray aan u go ay xagiisii kama helin xanaaniyo inuu gudo xaqaygee gacal iyo xigaalow maxaa ii xal noqon kara xag kasta markaan dayay ee aan xisaabtamay xaaladaan ku suganahay noloshana xayaatiyo xiisa ima laha oo xarakaadba waan gabay hadmaan xanaftiyo dhibtan qabo xeradan ka bixiyoo xidigaygu nuur heli
Queue is empty
-- / --