VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta If iyo aakhiro - Lyrics

cirka markii xayaab laga waayoo kuu xubin nin giga i dharab xididka qoooyiyo xafiiirta arki waaye xanu qadu ma dhaanee abaar xaalufiyaaa xoolaha dhamaysaa gabadh lama xumeeyee xishoodka haka tagin eebe xaragada ku dhimo hooyo intoodani xoortan xoolaha ha iga raacina cirka markii laga waayo dadku xagasha liicdee ragu uu xarago gabee ina xabaalo geysiyo geelu xaragada diidee xamiilna qaadi waaye adhina xeerin waayaa gabadh lama xumeeyee xishoodka haka tagin aabe xaragada ku dhimo hooyo intooodani xoortan xoolaha haiga raacinaa
Queue is empty
-- / --