VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaalahaa - Lyrics

waa lay jirabayoo kii aan jeclaabaa lana kala jiruudoo jajab noqonayaaye uma jeedsanooo ma jeedaaliyee hajabine aabow halkee kuu jiraa ee jaalahaygii inan yahay jaceylku kaligaa ma joogee ifka kala lacdiisii adna kaala yaabee hadii uu kujiro calaf goor ay ahaataba majalbeedadootee murugo majiro jaalaha walaale jiidhkii dhalaybaa jilbaha iga xidhayoo jaranjarta aqalkiyo jiidaab ma gaadhee uma jeedsanoo sida jeedsan waa kii aan jeclaaa hajabine aabow halkee uu jiraa mee jaalahaygoow labada isku jeelee kalgacayku jiitaa isku ahay gudkiiyoo loo kala jibaaxee qalbigaa yuu jabin dhakhsu kuula jooga ma jalbeebadoo meel dheer ma jiro jaalahaa waraabe
Queue is empty
-- / --