wajiga ha ii xumaynoo ha waydaaynin taladayda waayadan kalgacalbaa hurdada waayay helisteeda
wiilyahaw waayahay aan kaa helo
ha ii weecin dhabarkoo ha waydaynin taladaydaa waayadan kalgacalbaa hurdada waayay heliseeda