VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wacad - Lyrics

Waa ubax jacaylkuba Eegmadaadisiyo Ogow jaleecadaa Inadhahaaga buuxshee 2× Ma idlaado ma abaado Lagamana adkaystee Ma idlaado ma abaado Lagamana adkaystee Dadna ruux ku aaminay Iyo wacad ilaahay Dadna ruux ku aaminay Iyo wacad ilaahay Midna lama ilaawee Midna lama ilaawee Ha halaynin aayaha Horod iyo ayaanbaa Adiga is dhaadshaa Hadaa tahay aqoon bida Ana ku ambin maayee 2× Mana iidmo mana oodmo Alaa nin ku baajaa Mana iidmo mana oodmo Alaa nin ku baajaa Ha irdhoobin adiguna Lama amar darnaadee Ha irdhoobin adiguna Lama amar darnaadee Anigana awood liyoo Anigana awood liyoo Ha iga didine qooshtaa Nin asqaysan awgaa Ambad laguma sheegee Inaan ahay mid oo runiyo Aawadaa haraad qabaa 2× Ila argtay kuna idhiye Ma i aqoonsanaysaa Ila argtay kuna idhiye Ma i aqoonsanaysaa Dadna ruux ku aaminay Iyo wacad ilaahay Dadna ruux ku aaminay Iyo wacad ilaahay Midna lama ilaawee Midna lama ilaawee Ha halaynin aayaha Talo maaha aadmigu Tuu hurud jeclaystee Hadba waa ilaahay Arin kuu hirgaliyaa 2× Ha i odhanin hana eegin Inankaad abaad dhaco Ha i odhanin hana eegin Inankaad abaad dhaco Ha irdhoobin adiguna Lama amar darnaadee Ha irdhoobin adiguna Lama amar darnaadee Anigana awood liyoo Anigana awood liyoo Hayga didine qooshtaa Inanyahay ilwaad qurux Iyo dumar amaantii Waxaa tahay ilaahay Igin mid uu ku kooboo 2× Ii ma lihid eed ma lihid Sidanaan arkaayee Ii ma lihid eed ma lihid Sidanaan arkaayee Dadna ruux ku aaminay Iyo wacad ilaahay Dadna ruux ku aaminay Iyo wacad ilaahay Midna lama ilaawee Midna lama ilaawee Ha halaynin aayaha Inanyahow asaagaa Adna waad u sidataa Waxaa tahay il doog liyo Ubax soo baxaayee 2× Eegmadaada indhahaygu Alay lahee jeclaysteen Eegmadaada indhahaygu Alay lahee jeclaysteen Ha irdhoobin adiguna Lama amar darnaadee Ha irdhoobin adiguna Lama amar darnaadee Anigana awood liyoo Anigana awood liyoo Hayga didine qooshtaa
Queue is empty
-- / --