VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Awdaare - Lyrics

waa doordoorsamaa waa la igu so dudaa jirka i dubaaxayee maxa la ii dayaayoo la iigu diima ma la iga daaweeyoo duburday miya ow daare miya ? walaxa igu so dagaa sidii dooradii aan iska daba wareega daris iyo dadkey dayar iyo doqow an wa la igu daalaye duul ma i fuule qookh caashaq miya maxa i doorihaaye duburday miyaa ow daare miya ? walaxa igu so dagaa sidii dooradii aan iska daba wareega waa daldalmaa kaligey waana is doorihaa sidii dabaal ahaan door ma la wayay dabiibkeyga yaqaan waa la iga daahaye duburday miyaa ow daare miya ? walaxa igu so dagaa sidii dooradii aan iska daba wareega
Queue is empty
-- / --