Waa door door sama
Waa laygu soo dagaa
Jirkaa idubaaxayee
X2

Maxaa lay dayaayoo
Laygu diimaa malayga
Daaweeyoo x2

Duufay miya awdaare
Miyaa walaxaa iigu
Soo dagaa sidii
Dubaaradii an waa
Iska daba wareegaa
X2

Dariska iyo dadkaygii
Da'yar iyo duqow waa
Laygu daalayee
X2

Duulal maa ifuulay
Dookh cashaq miyaa
Maxa idoorihaayee
X2

Duufay miya awdaare
Miyaa walaxaa iigu
Soo dagaa sidii
Dubaaradii an waa
Iska daba wareegaa
X2

Waa dal dalma kaligay
Waana is doodihaa
Sidii dabaal ahaan
X2

Goormaa la waayay
Qof dabiibkay yaqaan
Waa layga daahayee
X2

Duulal miya awdaare
Miyaa walaxaa iigu
Soo dagaa sidii
Dubaaradii an waa
Iska daba wareegaa
X2

Exit mobile version