VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calankan cirka loo ekeeyay - Lyrics

calanka cirkee u eeke calamadisa waa ina cisee caradoo nabadoo ceeshe candhala ino curatae aan caano maalno colaad nooma roone cafis iyo musaamax caawaley siraado soomalay isku calol furnaane cudur qabiil ceel kusoo canburne candhala inoo curatee aan caano maalno colaad nooma roone iraado iyo cawskee raga caafimaadka ee soo carfaaye aan caweyno cabsi la'aan ciyaarne candhala ino curate aan caano maalno colaad nooma roone culima diinka iyo cirolaheena caalumiinta meel ka gaadhay u caqli celiya kuwa canaadka haye candhala inoo curate aan caano maalno colaad nooma roone
Queue is empty
-- / --