ogorii ka akaaxee
ku arakamee ajaxee
hareedii jeerro
sii hufeydi lahaa
hasha geelu dhaco
waa ku hawowdaaye
heedhiskaaga idilee
waaku haraadee
hamigeygu yahee
halistii jaceylka
lagu ree hilibkee
ukumood sidiisaa
iiga baxaaayee
horta waa iga hadhee
hooshee maamee
kii hungoobo huniis
naftee uhibeyn waayaey
habenkiisii lahaaye
kaa hari maayeee
haye idhaahdee
hadal beeb
hadalo wagandaa
halistii jaceylkaa lagu raa
hilibkii ilkaha sidiisaa
kaar iiga baxaa

Exit mobile version