aboowe ma ku boobi karaa
baalaashaade
adiga u banaane
usoo badheedh

nafta aamino jacayl
aad igu beertay barigaane
balan iga qaad inaad
i baal maraynee

beerkay baxiis oga
ma kaa diraa

macaan ma ku buugi karaa
baalashaade
adigaa u banaane
usoo bareer

Exit mobile version