VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Macaanka jaceylka - Lyrics

Macaanka jacayl waan U miir beelee Macaanka jacayl waan U miir beelee Ninii la mudaa inaa ka Maarmaayee Ninii la mudaa inaa ka Maarmaayee 2× Mudadaan isma ogee Waan kaa murgaaye Mininkees madee idiin Mudadiis miyaa 2× Markii oomaayo dhul ma leh Markii oomaayo dhul ma leh Markii oomaayo dhul ma leh Markii oooooo 2× Misbaaxda jacayl Mininka nuurkiisee Misbaaxda jacayl jacayl Mininka nuurkiisee Markaan macaanoow Ma kaa maarmiyee Markaan macaanoow Ma kaa maarmiyee 2× Mudadaan isma ogee Waan kaa murgaaye Mininkees madee idiin Mudadiis miyaa 2× Markii oomaayo dhul ma leh Markii oomaayo dhul ma leh Markii oomaayo dhul ma leh Markii oooooo 2×
Queue is empty
-- / --