VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wanla weyn daafeed - Lyrics

warihii wacnaanyow xareeda warnee wax badan inaan ka maqnaadee wadano wadankayga ahayn ku waabariisto wareer waayo waabtii ku dhashee ku waynaade waaxyahii jidkaygiyo wadnahay ahayd walo wayn waayee waqtigii tukadee waaxidkaan u baryaa walwal iyo walbahaar la'aan inay ku waaraane walo iyo wagleey waa san ciideed kii waalalow waa waxuu u wareersadayee waayay wasladii iyo weelka caano geel aan waraabi jiree
Queue is empty
-- / --