inuu hinaas niyada iga saaray
oon yaqiinsan waa ku yaacey
noolkaasnimada sida yaahuuda
dhihi lahaa yur iraahda oo yeeli
soida yaamada oo yeeli
yax yaxaa hore ugu hurtey
waa isku yaa yaabey
inu waan ku arkaa maliisaniyada
baaqiii yicimadaa udaadee
yalabsadaa yoyool la aanee
yaxaasaa ahay wabi soo yabaaxee
yasi iibadee yoolkii qiyaamaha suga
yax yaxaa ula uurtay waa
isku ya yaabee lama arkaan
waa ku arkaa misan yeeshaye

Exit mobile version