VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cidkasta ha hadashe - Lyrics

calmashada midaan dumar ka caleemo saartee dookhu ii cajibayaay nolol caashaqeenii calafkeenii wada jiray culays la ina saariyo ehel nooga shubay ciid shukri nooga shubay ciid cid kastaba ha hadashee cindigaygu ruux kale uma furo codkaygee cisaan kuu hayaa adi cadad malaha jacaylkan ugu sido calooshoo cindigaad ku wayntoo hadaad caawa kaligaa cidlo aad ku nooshihiyo aniguba caloolyoow cisho nool ma seexdoo shukri ciil ma seexdoo
Queue is empty
-- / --