Heesta Heelo - Lyrics
sida laydh dhalaayoo
ma laabmeeee
waa lib dhaayee
daraada luloon waayee
adaan awgaa laydhsmayaaye
helooloy iyo heleeloy aa heehaa
heleeloy iyo heleeloy aa heehaa
adaa luulkii beel deeq ahoo
sidii ubax labi udgoon dhala oo
anoo helo laago liibaansadaa
ileen waa lagama maarmaane
heleeloy iyo heleeloyaa heehaa
heleeloy iyo heleeloyaa heehaa
ilaahbaybaa isu keen lamaaneeyo
hadaan dhedig iyo labo ba lahaynoo
qalbiga lama laanoo waligaaye
mirqaankana sidaar lama gooyee
heleeloy iyo helelooyaa hehaa
heleeloy iyo helelooyaa heehaa