Heesta Jamaad - Lyrics
jaahaaga iyo muuqa jidhkaaga
wanaagsan
sidaan kuugu jeelnahay jacaylba
isaaqay habeenkii ma jiiftee
haynu jimicsanee isasoo janjedhe
kaalayoo jamaadeey
anoo burca joogaa jooma
ma ka heesay jamaad iyo guure
jidkan soo ordaaye marbaan
jaali gaadhee