digashadaadiii
hubaal jirkeygii
ku taabe qaade
intaad dabiibtaa
ku diirsanaayaa
turun turoodee
ragbay isku doontay
hadaad iyeeshooo
tiireenyadaada
habeenkii toosa

dugsi jaceylbaa
igu talaashoo
waan taag dareeyee
gacaladaadoo
taageero wayday
taharmadaysoo
waa taarmadeydoo
idiirin waydee
wadan mareeyoo
tiraanyadaadaan
habeenkii toosaa

Exit mobile version