Heesta Beeni Raad ma leh - Lyrics
Ratigaa hayin aheen
aqalkoo ridaayee
dadka lama dirsanee
dumarkuna ramastiyo
ramas geel nin maale
kaa racayaanee
qalbigeyga tuu rabay
raaliya ma noqotoo
runta kaariwayee
anna waa isracshee
riyada iyo hurdada baas
ayaa beer ku oodee
xalay baan riyaqoo
ruxaani ii timid
radkeeda gurayee
anigiyo raxmoo qura
ayaa ayaa na isla jognee
beni raad male ha haa haa
beni rad male haa haa
been allow run ma madodaye haaa haaa
Roobkii da'aaiyo
raxada aduunyada
ani weyga raagtee
risiqii lii qoray
geed buu ku raarmoo
rees kaari waayee
watiqu iima roonee
raga iga saaree
dhanna ii ma ridayee
rasimaal la heestiyo
maal liis ku xiraa
kala reebay dunidee
wax dhabaa rafadoo
rucla orad ku daaloo
racdeeye gabadhee
dantaa ii run sheegtee
raganimo ma waayini
beni raad male ha haa haa
beni rad male haa haa
been allow run ma madodaye haaa haaa
cirka nimoo ku reemoi
gou uu rusheyaa
dad la rooray baan ahay
bada oo is rogi oo
biyuhu halkaas jogaan
dhaguhu waregsameen
dahmeestir