VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aduunyada - Lyrics

Aduunyada korkeediyo Koonkeynu jooganaba Ruuxuu kalgacal hello Een haynin kuu rabay Kama baxo kadeedkoo Isma kaafin karayee Caashaqa karkiisiyo Kuleylkiisa badanbaa Igu sii kordhaayee Kaalay kaalay Kaalintaada ila qabo Kaalay kaalay Kashiyo laabta igu qabo Ayaamahan kalgacalkaa Igu laba kacleeyoo Aniguna kifaaxeey Kaalmaati adigaan Kaa dhowra yaayee Kaana maarmi maayee Caashaqa karkiisiyo Kuleylkiisa badanbaa Igu sii kordhaayee Kaalay kaalay Kaalintaada ilaqabo Kaalay kaalay Kashiyo laabta igu qabo
Queue is empty
-- / --