VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bogii Jacaylka - Lyrics

huro kama bogtoodo barkinbaa ku tirshaa boga iyo calooshe beerban u seexda barbarada ma qabanaye anigo burburayoo dhinacyadu i barareen waagu ii barye bogi jacaylka wuxuu i baaday ayaa iga ba'ayne intii an badqabaaye hawshiisu igu badan ha u baran lahaayaha ha u bacain lahaayaha imikoon bastoo ahay baroor wax ma ii qaban ala bogsan maayo bilic iyo nasiibkay cidla u baxsan waye cadceeda i dhaafta ila baafin waydee hee haaa tuwaaliga bishii kale igu sii balamisoo igu badashee bari iyo maanta baaxnaanadayda nafta been u sheegte intii an badqabaaye hawshiisu igu badan ha u baran lahaayaha ha u bacain lahaayaha imikoon bastoo ahay baroor miyaa wax ii taban
Queue is empty
-- / --