VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma garbaa jacayl - Lyrics

Ka guuray jacaylka Gaabsadayoo Markaad goysaybaan Ku garab marayee Naftii gacalada Ku goobi jirtaa Gadaal u dagtee Ha goobin walaal Ma garba jacayl ma garbaa Ma giraaftan joogta abaa Ka garoo waxaan jiriniyo Gardarada ku samirbaa Heliyaalo helee heliyaalo Ka guuray jacaylka Gaabsadayoo Niyadii godlanayd Marbay gudhi Gafkaa ku samaysay Way gubatee Gareeso xumahaa Garabka suran
Queue is empty
-- / --