VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Walaal tasho - Lyrics

dhaaxaanku wanaajiyoon waliba kuu hagar baxaayay dhaax waagii baryaba wacnaan kula raadiyoo waxyeelo inayku gaadho weheey aankula necbaa adaan waxba xeerinay ni adiyo wacad aan aqoonin wakhtina igalumiyayee walaalwaan kaa danaystay waar hoy waankaa danaystay warkayguna wuu cadyee wixii hore wuu dhamaaday ka waayaysidaan rabee anigu anigu adiga waa kudaayay dhaaxaan ku waaniyoo talana kuu waa rideeyay dhaaxaan waji faraxaniyoo wanaaga ku gu qaabiloo inaad war washoo dhibtooto weheey aanku la necbaa adaa wiiqay danteena xidhiidhkeeni waxyeelay wakhtina iga lumiyayee yaroow tasho maan ku leeyahay waarhoo tashomaan kuleeyahay warkayguna wuu cadyee kawaayay sidaan rabay anigu adiga waan ku daayay
Queue is empty
-- / --