VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ceel tire - Lyrics

hadii ugub is caashaqay mudo kala cidloobaan cindigiidu lahashada marna kama calool go o ruux jacayl ku caami wuxuu laabta u culaa waa qofkuu calmaday iyo caku hibashadiisee ana ciirsigiiyo xusuustiyo codkaagan ku caynshaa naftaydoo caqligaan ku sabayaa cisho noolba kulantidaadee adoo caafimaad qaba caadil ha isku keen simo raga caalamkoo idil caaqilkaan ka doortoow cidna kulama simayee naftaydaad ku culustahay culagashada nasiibkiyo calaf kaan ku helayoow cisibaad agtaydani ciil tiroow ka mudantahay ana ciirsigiiyoo xasuustiyo codkaagan ku caynshaa naftaydoo caqligaan ku sabayaa cisho noolba kulantidaade adoo caafimaad qaba caadil ha isku keen simo by masuul.com lyrics
Queue is empty
-- / --