VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha idaba ruclayn - Lyrics

qofyohow ra'yiga madhan taariikhda dib u raac waxaad raadinaysaa ruuxaan ku rabinoo rubadiisa ka jarayee qalbi kuu raxlayn jirayee waadigii iska riixaayee ha igu soo rogaal celineey kolnaba marnaba ha raad kicineey rafaadkii i soo maray reenkiyo taahii sida ruux bukaana dadku ii rogrogi jiray hada waan ka raystee ha i raadsan anigee kaligaa kaligaa nabsiga raro hadaan raali galin jirin la isuma rafaadee iga reeb hankaagoo raadso gabadh kale ha i daba ha i daba rucleyn anigee runtuna waxay tahay anigu kuma raba ee adna iima roonidee iga reeb iga reeb hankaaga ee
Queue is empty
-- / --