VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jamasho - Lyrics

jacayl baa i helay jira aan dhamaan iyo jawi kalgacal jiidhkiyo qalbiga jiraduu ku riday kama jiifsado jirab kaan u maray jawaab inaan u helo kama joogi karoo jiilkii midkaan ka jeclaadayoow jeexii naftoow ku jantaye adigu ma ii jeelan tahay jeegaan cirkiyo dhulka joogsataa jaleecada u roon sida jidhkiyo jeegada wadnaha jilbi dhigatayoo jano kaaga wacan jaahaaga bilan kama jeesan karo jiilkii midkaan ka jeclaadayoow jeexii naftoow ku jantaye adigu ma ii jeelan tahay
Jamasho
-- / --