VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma nuuxnuusan karo - Lyrics

nuuroow jacaylkani waa mid igu nagaadayo igu nudan halbawlaha ma nuuxnuuxsan karayee noolayaal is jecel baa naxariista eeebiyo nasri caafimaad hela inaguna naruuuriyo niyadsamida caashaqa waan ku naaxii dooonaa nidar waxaan ku marayaa nimaan adiga kaa ahayn inaan xilo u noqonayn niyadaada wcanbaa naxli kaa fogaysoo illaahbaa nasteeexiyo kuu nisbeeyay neecaw inaguna naruuuriyo niyadsamida caashaqa waan ku naaxii dooonaa
Queue is empty
-- / --