VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Macaanoow - Lyrics

jacayl milanoo sidii malaboo macaan midkii igu habee ee maankayga maankayga dagee magaciisa ku daabacaw ragaad ugu mudantoo qalbigaad ku milantoo macaanow maxamedow miyaan kaa ahaan karaayaa muxibadaan qabiyo kalgacalkii midho dhalee midkii aan rabee MAWLOW ha iga qaadin muftaaxii nolosha iyo midhihii janada mataankii naftaydaw miyirsaday markii aad midigtayda timidee maalmo weeyaan duniduye magacsami ku noolow murugiyo dhibaatana ha mutaysan waligaa macalinkii naftaydoow
Queue is empty
-- / --