VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naftayda - Lyrics

Anoo kaliyaan dhashee Naftayda kumaad tolayn Kalsoonida oo luntana Qalbigu kama soo kabtee Nasiibkaagaan ku raacshee Anoo kaa raaliyoo Karaamana kuu hayaan ku dhigay Wanaag baan kugu ogee Kufkaa ugu wada saree Xiskii kuu siday wanaag Ayaa ku keh nabadgalyee Kaskaaga oo lulmana Nabdigu kuma niyadsamee Nasiibkaagaan ku raacshee Anoo kaa raaliyoo Karaamana kuu hayaan ku dhigay Wanaag baan kugu ogee Kufkaa ugu wada saree
Queue is empty
-- / --