VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shar iyo baas - Lyrics

caashaqan kugu sheegtay toos hadimiyo dhib aduun ka moos wadnahaan kaa siiyay boos guntiyo ha ka goynin hoos markaan kuu noqdo xaas shar iyo iska dhawrno baas qudhayda ku siiyo khaas qayliyo ka ilaali yuus go'aankaygu waaba saas ha noqon dhoohaniyo basaas dhuuxoo erayada ku hees dhagaha mar labaad u biis jacaylkana ha ku oogin kiis ha i badin niyad jabiyo quus jarmiyo ha u quurin faas naciyo ha ku noqonin suus kalgacal ha u riixin gees laab cudoon sideed ugu xiis qanciyo la fadhiiso miis waxaan sugayaa waa midaas
Queue is empty
-- / --