dunidan saban arkaysa
inaan aabo noqdo
waanaga ka hor imid
aduunkan lugooyadiise

dardaaranka aabo maqal
afkii ku adima runtiyo
siduu alle kuu ogyahay
aniyo godoba dishee

afmiishar hadal bartiyo
caqow mid ku dhaarte been
markay arinkaa jir tahay
awlaad ku hurgoodiyo
od iyo ku majeer lahow

aamanow hadaad tihini
dushaada u dhiibi karo
inkaartu waxay dishaa
qofkii isla yaabaye
waxa aragtaba anaale
ayaan aabo kugu ogahay

schoolban kaso bixiyo
aqoon ma shaqaynayso
anaa reer hebel ku faana

aamanow hadaad tihini
dushaada u dhiibi karo
inkaartu waxay dishaa
qofkii isla yaabaye
waxa aragtaba anaale
ayaan aabo kugu ogahay

Exit mobile version