VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Awood malaha aadmigu - Lyrics

awood malaha aadmigu waa udub dhacaayo ruuxna ooli maayee 2x arimadan i haysee uurkayga gubaysa adoo i ogaano ilmada tirin 2x ooniyo dhibtaan qabo ma iilkaan la galayaa 2x inan yahay hadii aanad aduunyadan wax ii qaban ifka aad wax ii tariyee 2x igu kali adkaato iigu egto oo i tabaynoo inaan kuu il daranahay 2x ooniyo dhibtaan qabo ma iilkaan la galayaaa 2x
Queue is empty
-- / --