VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Baledweyn mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Samatar H SamJ
Baledweyn

bi waa jacylow
bodhari inuu dilay
been baan uhaystee
bi waa jacylow
boog aan la dhayinoo
cidi baanan karinoo
beerkiyo wadnihiyo
boga kaaga taaloo
inuu yahya bir caashqu
been baan uhastee
wabigoo butaacoo
beeraha waraabshoo
dhulku baadku jiifoo
dhirta ubuxu buuxshoo
badarkiyo galaydiii
lagatuuray baalkoo
canabkii bislaadoo
buladiyo ciyaaraha
lagu wada bariistoo
beeruhu gu joogaan
saw bari samaadkii
balad wayne maan tagin
dhanki bari magaalada
saw boqorad joogtoo
biyo dahab lamoodoo
bilicdii haween iyo
bili loodhameeyoo
timo boqonta joogoo
bal goray lamoodoo
baarkana casaankii
bidix midig isgaadhoo
bul cad lagu xidiiyoo
badh kuseexanysoo
barkanaysa qaaroo
huwanaysa baaroo
igu beertay lahashoo
ubuseelay maan baran
saw goor baro ahoo
bshu ay sideed tahay
aniga iyo beer lula
isku maanan soo bixin
sow bariidadaydii
iyo barashadeeduu
buundada ciyaartee
balad wayn ku taalee
biyo lulato guudkeed
bandhtankeeda maahayn
saw bixiso weeyee
banal maanu dhiganoo
beri joog imay odhan
sow bayd go aygii
layguma bushaarayn
maantaa labaxayaa
bulshadii imay odhan
saw waa bastayoo
socod beegsan maayee
ina baaja caawooo
ibaxnaansha maan odhan
saw taliye baasoo
baano war moogii
taydii mabeenan
saw badiba kooxdii
goortay badheehdeen
baabuurkii fuuleen
ana baal kamaan korin
boholyaw daraadii
sow baraq nuglaantii
belo lagu ducaystiyo
baryo kumaan maqnaynoo
biri mayxumaatoo
batroolka daadshoo
ka wada bukoodoo
bogsan waaya maan odhan
sow bariga waagiyo
barqo kulul dhexdoodii
geed baaxad waynoo
balad wayn kucaanoo
dherer iyo balaadhloo
la yidhaahdo baaroo
ma bidhaasanaynoo
bulxankiika yeedhiyo
ma maqlaynin baaqii
saw baaxad soorii
iyo laba boglayntii
maan noqon bastayoo
bacadkii ma dheelima
saw galab baqoolkii
anagoo barwaaqiyo
meel baadle joognoo
tumaynayna beerey
sow maan baraarugin
riyo beena weeyee
saw baalo daymihii
baabuur lalaahyoo
haad baalo moodoo
fananaaya buur dheer
isma odhan kaboodoo
nafta saw mabiimayn
nin banaadir joogoo
blad wayn lahastoo
waxaan ahay labaabee
sow baadi doonkii
wali baafis maan ihi
balad wayn lahayoow
ka dhig guri barwaaqo ah
beer lula alahayoow
belaayada hareer mari
balad wayn lahayoow
ka dhig xoro badhaadhee
beer lula alahayoow
ka barii wax yeelada
balad wayn lahayoow
ka dhig berta raaxada
beer lula alahayoow
baryo samo kunoolee

codkii Samatar H SamJ