VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Habeen iyo dharaar - Lyrics

habeen iyo dharaar adaan kugu hamiyayaaa hurdo kaa maladoo aduunba i horjooge 2x kugu habsaamo intaan kugu hadraayaa kaba hadhay asaagay 2x waanad ila laba hayee ma anigaa habowsan hilinkii toosnaa hareer maree 2x cadkiyo jee cidla kaaga hesaa humaagaaga i hor joogo sow haaban waaye 2x i haleyso i helaysoo gugaa galaybaan haraad kugu go,aaaye 2x waanad ila laba hayee ma anigaa habowsan hilinki toosna hareer marayee 2x
Queue is empty
-- / --