Ruuxdii runtii naftu ay rabtaa
Ayaad raa ayaad raadisaa
Ana raaliyaa Maxaan raaxada
Ku rafaa Ku rafaadayee

Ha iga roorinee runta ila waa
Ha iga roorinee runta ila waa

Waadigan I reebee Igu raaci waayee
Waadigan I reebee Igu raaci waayee
Hadmaad soo rogaal celin
Hadmaad soo rogaal celin
2x
Inaan reeriyoo hugu wada dhisnaa
Dhaliyaa dhaliyaay rabee
Oon raas dadloo ubad ii dhashaa
Ku riyaa ku riyaaqayee

Odigu raacbaan runtii aan rabee
Odigu raacbaan runtii aan rabee

Waadigan I reebee Igu raaci waayee
Waadigan I reebee Igu raaci waayee
Hadmaad soo rogaal celin
Hadmaad soo rogaal celin
2x

Exit mobile version