anigaa adiga ku doortoo dadkaba wad iga xigtaaye ishaydaanba ku saari lahaa nacab kuuma daayaceen 2x
kolse hadii aanay duunyo ii dareerayn darxumana aanan kaa daryeelayn 2x
waa inaan duurka ka sii durkaa denbaa i tidhee waa inaan kaa durkaa 2x
dunidaba sideedaba ninkii waayaa daaqa marna malab durduurtaa marna dacar ma leegtaa 2x
kolse hadii aanay duunyo ii dareerayn darxumana aanan kaa daryeelayn 2x
waa inaan duurka kasii durkaa denba i tidheee 2x

Exit mobile version