miyaan kuu waramay wali inuu wabiga caashaqu I wadaafinaayoo waayadanba i sido
taan u wareere dadyow u wiiqmaay duni aan u waayoo waqti iiga waabshee
qoraxdii wareegtiyo waagii iftiimaba naftaan waaniyaayoo walwal aan u diidaa