A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z

Xiisihii kalgacal Lyrics

xasuus igu hadhoo muga ku xardhanoo
ku xariiqantaan kaa xaquuqayaa
markaan xaawalay kaa soo xushaad
halkaad xajin lahayd hoy heblaay
siibatee
xiisihii kalgacal ma xunbuu ahaa
mise waa xiligaa kana soorine
inakala xayiray

Queue is empty
-- / --