VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dagan - Lyrics

nin jacylku diloodoo daganeey waxaan ahay uu ku reebay diiif badaniyo daal aan dhamaaneeyn dumartaan ka doortiyo dookhaygu uu raaciyo dawadaydee tii ahaydee dumar ugu filroonaydee mar hadaad i deeqdayoo kuu sheegay waxa i dran inaan kula dalxiiso ayaan aniga doonanayaaye daganeey aniga kuma dayn karaayee daganey dabcigaagan kugu doortaye daganeey jacaylkeena soo daadahee daganeey ma i caawin uun aniga daganey nin jacayl uu dreemoo inta dunida joogta kuu jecel danahaaga waad ogaan lahayd adna daganeey i daawee doonistaada waan duloobee dayax baan ahay aniga dagdag waaye daandaansho waan ku dooogsanaynaayee janada aduunka iyo dunida xareedaa iyo durba daandaansho ayaan dhex damaashadaynaaye daganeey aniga kuma dayn karaayee daganey dabcigaagan kugu doortaye daganeey jacaylkeena soo daadahee daganeey ma i caawin uun aniga daganey
Queue is empty
-- / --