VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareen - Lyrics

soo dahab la moodii damac iima gaynino dookhaygii may noqon dareen baad i galisayo dugaashaday naftaydaa dumar ugu habooneey dayax midab ka nuur badan dunidoo barwaaqaa daruur saymo curataa doogii kasoo baxaa daymadiisa leedahay daymada u rooneey dulqaadkaagii wacan baa dumar kaala soo baxay qalanjaay walaaleey dalxiisaan ku geeyoo ceelkii danoodiyo kaalay daalo soo arag dunidoo barwaaqaa daruur saymo curataa doogii kasoo baxaa daymadiisa leedahay
Queue is empty
-- / --