VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Deeqo - Lyrics

deeqaay aduunyada inaan adiga ku dooqdoo intaa kugu ducaystoo dadka ilaashado daah kaama saarnee ila dooro caashaqa laabtayda kuu dihan misane kugu dulmeerte aduunyada ku dooontee naftaydan ku daalacan haku damac adeegane ma ila dadab galaysaa xabiibi dahabkii iyo luulkiyo waxaad iila doortahay basharkaa dulqaadkee daacadnimo u dheertee dumar ugu saraysee aadmuhu u duurxulo laabtayda kuu dihan misane kuugu dul meertee aduunyada ku doontee naftaydan ku daalacan haku damac adeegane ma ila dadab galaysaa xabiibi naftaydan ku daalacan haku damac adeegane ma ila dadab galaysaa xabiibi
Queue is empty
-- / --