VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dumar - Lyrics

hadii dumar inoo dhibiyo dhaqma kala leeyihiin dhabeelyahay gaarinimo ILAAHba kuu dhashee dhowriyo tobankii hore habeenkii lagu dhaafi jiray dhamaan waad leedahoo adiga way kuu dhanyihiin sidii dhabigii hargaysa hablaha aad ka dhex muuqataaye indhuhu waxay dhuganayaan dhinacaad iga taagantee hadii dumar inuun dhibiyo dheeldheel hadal loogu yidhi abwaanadu heeska bilan amaanta ugu kala dhigay dhamaan waxay sheegayeen waxbadanbaad dheertoo RABIGAY miduu dhawray iyo dhaliili way kaa fogtay
Queue is empty
-- / --