VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haalow - Lyrics

waa hadiyo heestuye hadal yuu ku dhaafine hagaag may maqlaysa huunooy daraadaa hurdadii ka go,ayee waxaan hibanayaa wali halkii aan ku kulaniyo hasaawaheenii habeenkii isniintee haloow haloow haloow hamham bay baxaysoo hoos baad u hadashoo ma hoygaa l a joogaa hamigiyo kalgacalki heersaruu ila gaadhee waxaan hibanayaa walo halkii aan ku kulaniyo haasawaheenii habeenkii isniintii haloow haloow haloow
Queue is empty
-- / --