Ilmaan dhalaaa
Uur buuxiyee
Waa adiga lajeestayee
Xaggee u siddaa
Ma iska aammusaa

Iitaal mahaay
Waa aami beelee
Uurkaan ka ooyaa

Umaddii rasuulkaan scw
Aa nahayee ilaahoow
Ammar keen

Bal maxaa adii
Ku asiibayee
Anfaciin abuurtoo
Aan ilaashahaayaa
??????

Iitaal mahaay
Waa aaami beelee
Uurkaa ka ooyaa

Umaddii rasuulkaa scw
Aa nahayee
Ilaahow ammarkeen

Exit mobile version