VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muhasho - Lyrics

naftaa muhatoon damqayn haday meel dheer jirtoo masaafo iyo buuro hawd maqnaanshuhu waa dilaa farxada maanacoo jarjara maankana sahwi kuugu xidha imana magan kaaga dhiga hadaan samir lagu mitidin farxadu waa maalin qudha mutigu wuu kula hadhaa marwooy muxibada jacayl adaa ila meel marshoo maciin iyo dhabar adayg ku muujiyay niyad samaan maqalka soo mari hawada murtida khadka iiga tiri micnaha message iigu reeb
Queue is empty
-- / --