VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qoyska iyo qurbaha - Lyrics

axiyo soo baratay ciil markii qarankeenu dumay qurbaha goortaynu nimid qoysiyo reer nooma daginee hablow hadaan laydin qabi karayn qushiyo waa yeelkadiin ra'yiga aan anigu qabo qaladka nimanka iska leh qaadiroo maalintii hurdo hawshoodii qaban karayn ragow hadaad quustihiin qushiyo waa yeelkadiin qiyaasta sidaan ku qabo gabdhihiba qalad fahmoo qadarin nimankoodiyoo qalooc dumarkeeni noqoy qaabkii guurkii horiyo qorshihii noloshaa badalay raguna uma qabo sidaa qaabkiibay wali hayaan heestani waa qaylo dhaan qof waylba way taabatoo qaxarku wuu sii badatoo maxaa laga qaban karaaa ragow laga qaban karaa habloow laga qaban karaa
Queue is empty
-- / --