Heesta Sagal - Lyrics
Cirko sagaal kujiiddaa
Saymaha cadceeddiyo
Surmiyo xareedaay
Sooliyo abaarlaay
Taan sugaayay weligaay
Sadrigayga deeqdaay
Simihiyo halbowlaha
Kuwa dhiigga sida iyo
Saarnaa wadnaha oo
Kalgacayl la siraataa
Suubaneey jacaylkay
Waa mid igu sidkoomoo
????
Sikastaba layeeloo
Samir qaadan waa
Simihiyo halbowlaha
Kuwii dhiigga sidayee
Saarnaa wadnah oo
Kalgacayl la siraataa