Heesta Walwal wadani - Lyrics
walwal iyo walaaciyo
kama baaxo wareero
qurban waayo joogo
dhamaankay ku washen
wadankaan aan jeclayo
gacan ladi wacnadiyo
waalidkii dhalaybaa
kama helo waraaqo
waydimaha diro
warba iima keenan
dadow yaan wakiisha
iiga soo warama oo
ana iga wargeeya
jano lagu waraabsha
waxa kana halkan i dhigay
mar walba i haysiyo
waxyeeladan iga gaadha
oon la ila wadagayn
naftaada ugu wacano
hilibkaygu wadhayo
oo wacad qaaqe
diyaarada waaydkayga
kolba wadan u raaco
ku halwaday hawada oo